Boqor Burhaan Boqor Muuse oo si weyn loogu soo dhaweeyey Gaalkacyo(June 8, 2015)
Gaalkacyo:-Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug, Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa waxaa soo dhaweeyey issimada Gobolka Mudug o
Qaxootigii Yemaniyiinta oo Qardho si weyn loogu soo dhoweeyay.[Masawiro](June 8, 2015)
Qardho:-Qaxootigan oo ka koobnaa ku dhowaad ilaa 10 gaari oo siday 200 oo qof oo u dhashey dalka Yemen kana soo ambabaxay Magaalada Boosaaso ayaa si wayn loogu soo dhoweeyay magaalada Qardho ayadoo so
Guddoomiyaha baarlamaanka Puntlan oo ka hadlay mooshinka ka dhanka ah J/land (Daawo)(June 8, 2015)
Garoowe:-Guddoomiyaha baarlamaanka Puntland Siciid Xasan Shire ayaa waxaa uu maanta shir-jaraa'id ku qabtey Garoowe ayaa si cad uga hadlay mowqifka golaha wakiilada Puntland mooshinkii ka dhanka aha
Arday Dowro diini ah loo soo xiray oo xaflad loogu qabtay Hotelka Al-Jazeera.[Masawiro](June 8, 2015)
Gaalkacyo:-Waxa 6-6-2015 lagu qabtay Hotelka Al-Jazeera ee Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug , Xaflada s iwayn loo soo agaasimay ,Xafladaan ayaa loo qabtay Arday loo soo gaba gabeeyay
Madaxweyne Gaas oo la kulmay Safiirka Midowga Yurub Soomaaliya u fadhiya Danjire Michele Cervone d’Urso(June 8, 2015)
Garoowe:-Madaxwaynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu 08-06-2015 aqalka madaxtooyada dawladda Puntland ee Garoowe ku qaabilay wefdi uu hogaaminayey Safiir
Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo ka qeyb-galay Daahfurka Machadka Daraasaadka iyo Sahanka ee Hayaan.[Masawiro](June 8, 2015)
Garoowe:-Madaxweyne kux xigeenka Dawladda Puntland Eng. C/xakiin Cabdullaahi Cumar Camey ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 08-06-2015 ka qeyb-galay munaasibadda Daahfurka Machadka Daraasaadka iyo Sah
Dowro hal maalin ah oo cilmiga Sharfiga ah oo uu Sh.Dr. Maxamuud C/raxman Hoori ka akhrin doona Masjidka Ibnu Cutheymiin(June 8, 2015)
Leicester:-Waxaa Dhammaan la ogeysiinayaa Jaaliyadda Soomaaliyeed guud ahaan, gaar ahaana inta jecel barashada cilmiga Sarfiga ee ku nool magaalada Leicester, Uk in Sh.Dr. Maxamuud C/raxman Hoori uu k
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||

