
(June 17, 2015)
Waxaan halkaan idiinku soo gudbineynaa qormo yar oo ka hadleysa fadliga Bisha Ramadaan iyo sida aan uga faa,ideysan karno Ilaahay mahadii waxaa noo dhalatay bishii barakaysnayd ee ramadaan. Waxaan wax

(June 17, 2015)
Garoowe:- Maamulka iyo howlwadeenada Shabakadda Halgan.net waxay ugu hambalyaynayaan umadda Soomaaliyeed dal iyo dibadba bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan waxaana dhamaan alle uga baryeynaa dhama

(June 17, 2015)
Qardho:-Qado sharaf maanta uu Boqor Burhaan Boqor Muuse u sameeyay Issimada, Odayaasha iyo waxgaradka Gobolka karkaar ayna goobjoog ahaayeen Maamulka Gobolka iyo kan Degmada, Wasiirka wasaarada Arrima

(June 17, 2015)
Laascaanood:-Shirkada Isgaadhsinta ee Golis faraceeda magaalada Laascaanood oo deeq dhaqaale ugu deeqday Jaamacadda Nugal University ee Laascaanood Deeqdaan Dhaqaale oo ahayd 6000 oo dollar ayaa gudoo

(June 17, 2015)
Boosaaso:-Wakiika Hay’adda Thuluth Al -khayre ee dalka Kuwait Eng. Faysal Axmed Yusuf (Xawar ) ayaa maanta oo Taariikhdu Tahay 17-06-15 deeq lacageed oo dhan 50,000 oo doolar ku wareejiyay C

(June 17, 2015)
Garoowe:-Waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 17-6-2015 si rasmi ah loo dhaariyey 4-wasiir oo kamid ah Wasiirada cusub iyo kuwa uu isku shaan dheynta ku sameeyey shalay madaxweynaha dawladda Puntland D
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|