Bisha Ramadaan iyo Qur’aanka Sh Fuaad M Xaaji Nuur (Qaybta 1aad iyo 2aad ) [Daawo]

June 19, 2015 - Written by Editor

fu,aadBoosaaso:-Sh. Fu’aad M Xaaji Nuur, ayaa waxa uu soo gudbinayaa darsi la xiriira Ramadaanka, waxaana darsigaas uu soconayaa bishan oo dhan. Sheekha, ayaa duruusta Ramadaanka waxa uu ugu talagalay inay dadku ka faa’iideystaan, waxaana Duruustan oo maqal iyo muuqaal ah ay soconeysaa 30 daqiiqo halkii Darsiba. Casharka koowaad, ayaa waxa uu Sheekhu uga hadlay muhiimadda ay leedahay akhrinta qur’aanka ee Bishan, iyo sidii dadkii kheyrka badnaa ay ugu dadaali jireen.

Halkan hoose ka daawo darsiga 1-aad ee Ramadaanka

Halkan hoose ka daawo darsiga 2-aad ee Ramadaanka

Mussadda Al-minhaaj

Leave a comment

*

Archives
June 2015
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online