Duruus Ramadaaniya ee Radio Halgan Live Darsigii 6aad Sheekh Maxamed Umal (Dhamaad)

June 24, 2015 - Written by Editor

ShumalNairobi:– Waxaa dhawaan si live ah uga bilaaban doona Radio Halgan Live darsigii 6aad ee Duruus Ramadaaniya waxaana akhrinaya Sheekh Maxamed Cabdi Umal wuxuuna darsiga si live uga baxayaa Masjidka Abu bakar Al-Sadiiq ee Magaalada Nairobi .Muxaadarada ayaa bilaaban doonta bacda salaat casar xiliga geeska Afrika saacadu tahay 16:30.

Radio Halgan Live ayaa waxaa ka bixi doonaan Duruus iyo Fataawo Live ah oo diirada lagu saari doona ramadaanka iyo Axkaamtiisa taas oo ay ka qeyb gali doonaan culumo kala duwan oo sugan dalka gudahiisa iyo dibadiisa.

Duruusta iyo Fataawaha bisha ramadaan ayaa waxaa sidoo kale Live u tabinaya Radio Halgan Live iyo Radio Xikma oo ka howlgala deegaanada Puntland Waxaa kale oo aad si sahlan ugu shuban karaan telkooda gacanta Radio Halgan Live Google Play hadii uu yahay telfanka aad heysato nooca Android hadii aad heysato Apple waxaad ka soo gishataa App Store .waxaad ku qoreysaa (Radio Halgan Live) waa free wax lacag ah maaha . Halkan ka Dajiso Radio Halgan Google Play Halkan ka Dajiso Radio Halgan Live App Store

Radio Halgan Live waa Idaacad Islaami ah oo live u tabisa Duruusta iyo muxaadaraadka ,Nadwooyinka Culumada waxaana ay bahwadaag ku yihiin faafinta Dacwada Radiyaasha Al-Xikma oo ka howlgala deegaanada Puntland iyo Radio Al-Nuur oo ka howlga magaalada Muqdisho lagana dhageysto koonfurta Soomaaliya.

Waxaa kale oo aad duruusta iyo towjiihaadka culumada aad si dhib yar aad uga dhageysan kartaa Radio TuneIn oo aad soo gishan karto telfankaaga gacanta.Radio TuneIn ka dib meesha ay ku taal Search ku qor Radio Halgan Live . Alle waxaan ka baryeynaa in acmaasheen uu ka dhigo mid kaligiisa khaalis u ah Aaaamiin.

Hoos ka Dhagayso si live ah Radio Halgan iyo Idaacadda Radio Al-xikma

ama Halkaan ka Dhagayso

Halkan Ka Dhageyso Radio Halgan Live.

Halkan ka eeg Mareegta Radio Halgan Live

Maamulka Radio Halgan Live

Leave a comment

*

Archives
June 2015
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online