
(August 17, 2015)
Muqdisho:-Waa Barnaamijkii todobaadlaha ahaa ee Rixaabul Quraan ah oo ka baxa Idaacada Al-nuur ee magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya maalin walba oo Khamiis ah waxaan daadi hinaya Wariye Hassa

(August 17, 2015)
Garoowe:-Waxaa galabtay oo taariikdu tahay 02/09\1436 oo ku beegan 17/08\2015 Mu'asasada Al-minhaaj ee Gobolka Nugaal ay ku daah furtay Xarun cusub oo lagu baranayo Qur'aanka kariimkaa iyo wixii

(August 17, 2015)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 17-8-2015 ku dhex lugeeyey qeybo kamid ah magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug. Mad

(August 17, 2015)
Hiiraan:-Taliyaha Ciidammada AMISOM ee Gobollada Dhexe Col. C/raxmaan Cabdi Dhimbil ayaa maanta warbaahinta kula Hadlay magaalada Beledweyne ayaa ka bixiyay Sababihii keenay inay ciidanka DFS iyo kuwa

(August 17, 2015)
Muqdisho:-Ciidamada Booliska ee DFS ayaa howl gal gaar ah oo ay xalay ka fuliyeen degmada Yaaqshiid ee gobalka Banaadir waxay gacanta ku dhigeen walxaha qarxa iyo ragii diyaarinayey Degmada Yaaqshiid

(August 17, 2015)
Laascaanood:-Waxaa Deegaanka Yeyle si wayn loogu soo dhaweeyay Sh. C/naasir xaaji Axmed iyo Culimo gobolka Sool , sheekha iyo waftigiisa ayaa waxaa looga horyimi duleedka Yeyle, socodkaalka Sheekh C/n

(August 17, 2015)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta si rasmi ah xariga uga jaray laba laami oo muhiim u ah isku socodka dadka iyo gaadiidka magaalada Gaalkacyo Gobalka Mu

(August 17, 2015)
Garoowe:-Waxaa saaa si rasmi ah ay Guddiga Xulista iyo Ansixinta xubnaha golaha deegaanka Garoowe ay ku dhawaaqeen liiska magacyaa Xubnaha Golaha deegaanka Garoowe oo tiradoodu ay tahay 25 xubnood.

(August 17, 2015)
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa heshiis is-faham (Memorandum of Understanding –MOU) la gashay Dowladda Sweden. Heshiiskan oo ka dhacay xarunta Wasaaradda Maaliyadda ayaa waxaa wada galay Wasaara
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|