Nadwo & Dawro Lagu Soo Gabagabeeyey Masjid Jaamaca ee Laascaanood‏ [Masawiro/Video]

August 9, 2015 - Written by Editor

3Laascaanood:-Iyadoo lagu gudo jiro maalmihii u danbeeyey xagaaga  iyo bilowgii sanad dugsi yeedka 2015 ayaa waxaa magaalada Laascaaanood ee xarunta gobolka Sool lagu soo afmeeray Nadwo iyo Dawro socotay hal todobaad. Dawradan oo sana waliba lagu qabto magaalada Laascaanood sanad waliba ayaa waxaa soo jeediyay culimada waawayn ee gobolka Sool.Culimadan oo ka hadlay mawduucyo faahfaahintooda aqooneed ay bulshadu si wayn u baahi qabto .

Nadwadani oo ay garab socotay Dawro lagu bixinayo Duruus kala duwan ayaa waxaa soo abaabulay qaar ka mida Ardayda Jaamacadaha Sacuudiga ee u soo xagaa baxay xilligani Magaalada Laascaanood.

Culimada Muxaadaradan soo jeediyay ahaa kala ahaa ;

1- Sh.c/naasir x.Axmed Yuusuf

2- Dr.Axmed jaamac ismaaciil mire

3- Sh. Maxamed sh.aadam weli cabdiraxmaan

4- Dr.cabdicasiis cali axmed

5- Sh.maxamed barre cali
Waxayna socon doonaan muddo todobaad ah,iyadoo habeenkii koowaad ee nadwada uu galay sh.drcabdicasiis cali axmed kaas oo ka hadlay qofka muslimka ah iyo waxa looga baahan yahay ramadaanta ka dib ,baaqna uu udiray dhamaan qaybaha bulshada,halka mawdiicii labaadna uu xalay galay sh.c/naasir x.axmed yuusuf isagoo sheekhu ka hadlay tarbiyayna uu islaamku rabo in loo barbaariyo awlaadda.

Ugu dambayna maaha markii ugu horaysay ee dowro iyo nadwo ay soo abaabuleen ardayda jaamacadahaasi lagu qabto magaalada,iyadoo dadweynuhu ay si fiican usoo dhaweeyeen isla markaana ay ku farxeen waxtarka ay soo kordhiyeen ardaydaasi.

no images were found

HALKAN KA DAAAWO MUQAARADA 1 AAD, & 2 AAD

Hoos ka Daawo Fataawe Sh C Naasir X Axmed iyo Dr Axmed Jama

Hoos ka Daawo Qabyaalada iyo Xumeheeda Sh Dr Axmed Jama

Mawliid Ismaaciil Haradigeed
Laascaanood.

Leave a comment

*

Archives
August 2015
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online