
(September 12, 2015)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 12-9-2015 magaalada Kismaayo ee xarunta Dawlad Gobolleedka Jubbaland kaga qeyb-galay xaflad bal

(September 12, 2015)
Laascaanood:-Jaamacad cusub oo loogu magac ILAYS National University ayaa shalay waxaa laga furay magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool, iyadoo xafladdii furitaanka ay ka soo qayb-galeen masâ€

(September 12, 2015)
Kuala Lumpur:-Masjidka lagu magacaabo Al-Falaax ee ku yaala Malaysia gaar ahaan caasimada Kuala Lumpur lagu qabtay Muxaadaro ay si wadajir ay u soo wada jeediyeen Culimada kala ah Sheekh. Maxamed Ciis

(September 12, 2015)
Gaalkacyo:-Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Mahad Cabdalla Cawad oo booqasho ku jooga gobolka Mudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo kulan qado ah kula qaata

(September 12, 2015)
Gaalkacyo:-Xafladaani oo u jeedkeedu ahaa Abaalmarinta Ardayda Kaalmaha hore ka galay Imtixaankii Sanad Dugsiyeedkii 2015-2016 ayaa waxaa kasoo qayb galay Xubno ka socda Dawlada Puntland , Maamulka Wa

(September 12, 2015)
Kismaayo:-Waxaa goor dhow gaaray magaaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hooe wafdi uu horkacaayay Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud waxaana si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Kismaayo . Mad Ra’iisal Wasaaraha DFS oo gaaray Kismaayo iyo Madaxweynaha oo la sugayo
(September 12, 2015)
Kismaayo:-Waxaa si weyn looga dareemayaa magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose qabanqaabada xaflada Cleema saarka ee Madaxweynaha Maamulka J/land Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe). Wafuu
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|