Barnaamijka Fagaaraha oo ay ka qeyb galeen Sh Dr C/raxmaan Sh Cumar iyo Sh Maxamed Idirs (Daawo).
September 10, 2015 - Written by Editor
Minneapolis :-Waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Fagaaraha oo ah barnaamij lagu falanqeeyo siyaasada xaalada Soomaaliya waxaana looga hadlay Siyaasada dalka Soomaaliya xagey ku socotaa 2016 .
Waxaana martida ka qeybgashay barnaamijka Fagaaraha la weydiiyey oo ay ka jawaabeen su,aalaha soo socda
1-Hanaanka Siyaasadeeed ee ee dalka Soomaaliya 2016 xagee ku socdaa
2-Sameynta Maamulgobaleedyada ma keeni karaan qoqobka Soomaaliya ama qeybinta dalka
3-Talaabooyinka lagu mideynkaro dalka Soomaaliya maxayse isku raacsan yihiin Umada Soomaaliyeed[nggallery id=1041]
Waxaa Kulanka Fagaaraha kiisa 18aad waxaa lagu qabtay Minneapolis Convention Center waxaana ka soo qeyb galay martida kala ah
1- Sheekh Dr C/raxmaan Sheekh Cumar
2-Sheekh Maxamed Idirs
3-Drs.Hodan Ciise
4-Prof.Maxamed Mukhtaar
5-Prof Cabdinuur Sh Maxamed
Halgan.net

.gif)

