Radio Halgan oo idiin soo gudbinaya Kitaabkii Sunan Abiidaawuud Sh C/naasir Xaji Axmed (Dhageyso)

September 25, 2015 - Written by Editor

shcabdinasirLaascaanood:-Radiohalgan.net ayaa idiin soo gudbineysa caawa kitaabka  Sunan Abiidaawuud oo uu bilaabay Sh C/Naasir Xaji Axmed (Abu Maxamed ) waxaana uu Sheekha ka akhriyaa Kitaabka Masjid Jaamica magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool.

Sheekh Cabdi Naasir Xaji Axmed ayaa ilaa haatan akhriyey 3 darsi kitaabka Sunan Abiidaawuud waxaan Halgan.net ay idinku keydisay duruusta culumada Mareegta Islaamiga ah ee Radio Halgan.net

Radio Halgan ayaa sidoo kale Live u tabiya Duruusta culumada iyo Nadwooyinka waxaana ay bahwadaag ku yihiin faafinta Kheyrka Radio Al-Xikma oo ka howlgalada deegaanada Puntland iyo Radio Al-Nuur oo ka howlgala magaalada Muqdisho .

Halkan ka Dhageyso Kitaabka Sunan Abiidaawuud oo uu Akhrinayo Sheekh C/naasir Xaji Axmed 

Waxaa kale oo aad si sahlan ugu shuban karaan telkooda gacanta Radio Halgan Live Google Play hadii uu yahay telfanka aad heysato nooca Android hadii aad heysato Apple waxaad ka soo gishataa App Store .waxaad ku qoreysaa (Radio Halgan Live) waa free wax lacag ah maaha . Halkan ka Dajiso Radio Halgan Google Play Halkan ka Dajiso Radio Halgan Live App Store

Waxaa kale oo aad duruusta iyo towjiihaadka culumada aad si dhib yar aad uga dhageysan kartaa Radio TuneIn oo aad soo gishan karto telfankaaga gacanta.Radio TuneIn ka dib meesha ay ku taal Search ku qor Radio Halgan Live . Alle waxaan ka baryeynaa in acmaasheen uu ka dhigo mid kaligiisa khaalis u ah Aaaamiin.

Hoos ka Dhagayso si live ah Radio Halgan iyo Idaacadda Radio Al-xikma

ama Halkaan ka Dhagayso

Halkan Ka Dhageyso Radio Halgan Live.

Maamulka Radio Halgan.

Leave a comment

*

Archives
September 2015
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online