Sh.Nuur Baaruud oo ka sheekeynaya qaabkii uu uga badbaaday weerarkii Hotel Saxafi.[Daawo]
(November 1, 2015)
Muqdisho:- Afhayeenka Hay'adda Culimada Soomaaliyeed Sh.Nuur Baaruud Gurxan kana mid ah Culimada ugu waaweyn ee Soomaaliya ayaa waxaa uu maanta uga badbaaday weerarkii Al-shabaab ay la beegsadeen Hote
Madaxweynaha dowladda Puntland oo u dhoofay magaalada Abu dubai[Masawiro]
(November 1, 2015)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas iyo wefdi balaaran oo uu hogaaminayo ayaa manta gelinkii dambe ka dhoofay garoonka diyaaradaha C/laahi Yusuf ee magaalada Gaalkacy
Kitaabka Mukhtasar Al-Bukhaari Sh Dr Adam Sh Cali Saalax (Dhamaad)
(November 1, 2015)
Nairobi:-Waxaa idiin soo gudbineynaa walaalaha jecel barashada cilmiga Sharciga darsigii ugu horeeyey ee uu ka bilaabay Masjidka Abubakar Al-Sadiiq ee magaalada Nairobi Sh Dr Adam Sheekh Cali Saalax.Â
Faahfaahin Weerarkii lagu qaaday Hotel Saxafi ee magaalada Muqdisho
(November 1, 2015)
Muqdisho:-Warark ka imaanaga magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Ugu yaraan 15 qof ay ku dhimatay 28 kalana ay ku dhaawacmeen ka dib weearar ismiidaamin ah oo lagu qaaday Hoteel Saxafi ee ku yaallla b