Puntland oo ka digtay duufaan cusub ee MEGH oo ku soo fool leh xeebaha Puntland.[Dhagayso]
(November 7, 2015)
Garoowe:-Wasaradda Arrimaha gudaha dowadda Puntland ayaa mar kale waxaa ay ka digtay duufaan ku soo wajahan deegaanad ku teedsan Gobollada Bari, Gobolka Sanaag iyo qaybo ka mid ah Gobolka Nugaal. Was
Dufcadii 16 aad ee ka qalin Jabisay Dugsiga H/Dhexe ee Imaamu Shaafici ee Laascaanood.[Masawiro/Video]
(November 7, 2015)
Laascaanood:-Dufcadii 16 aad ee ka qalin jabisa Dugsiga hoose dhexe ee Imaamu Shaafici ee magaalada Laascaanood ayaa loo qabtay munaasabad ballaadhan oo lagu gudoonsiinayo Shahaadooyin iyo hadiyado ka
Guddoomiyaha Baarlamaanka oo ka tacsiyadeeyey geerida Xildhibaan Maxamed Axmed Gurxan
(November 7, 2015)
Muqdisho:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sh.Cusmaan “Jawaari” ayaa ka tacsiyadeeyey geeerida Xildhibaan Maxamed Axmed Gurxan oo fiidnimadii caawa
Xildhibaan Maxamed Axmed Gurxan oo u geeriyooday dhaawacii soo gaaray
(November 7, 2015)
Muqdisho:-Waxaa koox hubaysan ayaa weerar la beegstay Xildhibaan Maxamed Axmed Gurxan xili uu ku sii jeeday xarunta Golaha wakiilada ee dowladda Federaalka Soomaaiya xili uu marayey Bacadlihii hore ee
Muxaadaradii Himmadda sare ( الهمة العالية) ee uu Sh Dr Ahmed Noor ka jeediyey Masjidka Al-hidaaya.[Daawo]
(November 7, 2015)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbinaynaa muxaadaro cusub oo qayyim ah oo ka baxday habeen hore Masjidka Al-hidaaya ee magaalada Nairobi, muxaadarada ayaa waxaa jeediyey Sh Dr Axmed Nuur Macalin oo malmah
Sh Dr Cabdirahman Sh.Omar oo muxaadaro ka jeedin doono Masjidka Al-sunah ee Magaalada St.paul,MN
(November 7, 2015)
Minneapolis:-Dhamaan jaaliyada soomaaliyeed ee ku nool magaalooyinka mataamaha ah ee Minneapolis & St.paul,waxaa lagu wargelinayaa Muxaadaro qiimo weyn u leh Jaaliyadda oo uu soo jeedin doono Dr S
Ra’iisal Wasaaraha DFS oo dhagax dhigey safaarada Soomaliya ee dalka Kenya
(November 7, 2015)
Ra’iisul Wasaaraha DFS  Cuma Cabdrishiid Cali ayaa maanta dhagax dhigey dib u dhis lagu sameynayo safaarada ay dowlada Soomaaliya ku leedahay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya. Muna