Guddoomiyihii hore ee baarlamaanka Puntland oo ka hadlay doorashada Axmed Xaashi
(November 9, 2015)
Garoowe:-Guddoomiyihii hore ee baarlamaanka dawladda Puntland Siciid Xassan Shire ayaa soo dhaweeyay doorashada guddoomiyaha cusub ee baarlamaanka Puntland taas oo maanta ka dhacday xarunta dowlada Pu
Madaxweynaha DFS oo la kulmay Madaxweynaha Djibouti Ismail Cumar Geelle
(November 9, 2015)
Djibouti:-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xassan Sh.Maxamuud iyo Madaxweynaha Jamhuriyadda Djibouti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa maanta kulan ku yeeshay xarunta madaxto
Madaxweyne Gaas oo ku baaqay in loo gurmado deegano Puntland ka tirsan oo duufaani ku dhufatay
(November 9, 2015)
Garoowe:-Madaxwweynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas oo warbaahinta qeyba heeda kala duwan kula hadlay aqalka Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ayaa sheegay in roobab dabaylo wato ay ku
Madaxwaynaha Puntland oo u hambalyeeyay Gudoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Puntland.[Masawiro]
(November 9, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed ayaa aqalka madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku soo dhaweeyey gudoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Puntland Axmed Cali Xaashi oo si dimuqraadi
Axmed Cali Xaashi oo ku guulaystay xilka gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland
(November 9, 2015)
Garoowe:-Waxaa dhawaan la soo gabagabeeyey wareegii 2aad ee doorashada Gudoomiyaha Baarlamanka dowladda Puntand, waxaan guusha ay ku raacday Axmed Cali Xaashi oo noqday gudoomiyaha cusub ee golaha wak
Wareegii koowaad ee doorashada gudoomiye baarlamaanka Puntand oo soo dhamaatay
(November 9, 2015)
Garoowe:-Xildhibaanada Baarlamaanka Dowladda Puntland, ayaa saaka oo Isniin ah waxaa baabeen in ay doortaan Gudoomiye cusub, ee baarlamaanka Puntand ka dib markii Gudoonkoodii hore is-casilay  Mushar
Codeynta gudoomiyaha Baarlamanka Puntland oo si rasmi ah uga bilaabtay Garoowe
(November 9, 2015)
Garoowe:-Waxaa Goordhow ka biaabtay xarunta Golaha wakiiada ee Caasimadda dowadda Puntland ee Garowe Doorashada Gudoomiyaha cusub ee Baarlamanka Puntland, ka dib markii uu xilkaas iska casilay Saciid