Al-Minhaaj Iyo Jamciyada Shaariqa Al-Khayriya oo Makiinado ku wareejiyay Maamulka Xabsiga Garoowe.[Masawiro]
(November 16, 2015)
Garoowe:-Waxaa Maanta oo isniin kuna beegnayd 16-ka November xaflad si heer sare loo soo agaasimay ka dhacday Xabsiga way ee Garowe halkaas oo Mu’asasada Al-Minhaj ku wareejisay Maamulka xabsiga dha
Madaxweynaha Dawladda Puntland xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Saraakiil ka socotay Hay’adda Kaalmada Jarmalka ee GIZ.[Masawiro]
(November 16, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. C/weli Max’ed Cali Gaas ayaa maanta Nov 16 2015 howgiisa ku qaabilay saraakiil kala duwan oo ka socday hay’adda kaalmada Jarmalka ee GIZ, hay’adda
Aqoonyahano ka socda Jaamacadaha Bariga Africa , Puntland University oo gaadhay Laascanood (Masawiro)
(November 16, 2015)
Laascaanood:-Aqoonyahanada oo Jaamacada Nugaaal ka jeediyay Khudbado ku saabsan Hogaanka iyo Hogaaminta ayaa waxaa ka hadlee Ka mida Buugaag ay Qoreen oo ay ka mid ahaayeen Buuga Hano Hammigaaga , Hog
Wasiirka arrimaha gudaha Dowladda Federaalka Soomaaliya oo gaaray Garoowe
(November 16, 2015)
Garoowe:-Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka arrimaha gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xusseen (Odawaa) ayaa maanta soo gaaray magalada Garowe ee xarunta dowladda Puntland. Wafdi
Madaxweyne Shariif Xassan oo furay Shir wadatashi ah oo ku saabsan hiigsiga 2016
(November 16, 2015)
Baydhabo:-Magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Baay ayaa waxaa ka furmay Kulan wadatashi ah oo ku saabsan hiigsiga 2016-ka iyo habka ay doorashooyin uga dhici karaan Sooomaaliya. Shirka ayaa waxaa
Falanqeyn: Go’aanka Baarlamaanka ay ka soo saareen Darbiga Kenya [Dhagayso]
(November 16, 2015)
Muqdisho:-Mas’uuliyiinta Mamaulka Jubba ayaa sheegay in dawladda Kenya ay joojisay dhismaha gidaarka laga dhisayey xuduudda u dhaxaysa labada waddan inkastoo aysan weli caddayn in talaabadanay tahay
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Furay Shirka Wadatashiga Hiigsiga 2016
(November 16, 2015)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Max’ed Cali Gaas ayaa maanta Nov 16 2015 ka qayb galay shirka Madasha Wada Tashiga Qaran ee Geeddi Socodka Doorashooyinka Soomaaliya 2016 kaas oo ka furm