Al-Shabaab oo dishay Sarkaal Taageeray Daacish
(November 22, 2015)
Waraka aynu ka helnay dadka degaanka iyo ilo kale ayaa xaqiijinaya in weerar gaadmo ah oo maleeshiyada ururka Al-Shabab ay ka gaysteen duleedka tuulada Guduudey lagu dilay afar qof oo uu ka mid ahaa S
Wasiirka Arrimaha Dibadda DFS oo ka tacsiyeeye geeridii Ambassador Abdullahi Hassan
(November 22, 2015)
Mogadishu:-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Dr. Abdusalam Hadliye Omer , Wasiiru dowlaha H.E. Khaled Omar Ali, Wasiir kuxigeen-ka H.E
Puntland oo Warsaxaafadeed ka soo saartay dagaalkii ka dhacay Gaalkacyo
(November 22, 2015)
Garoowe:-Warsaxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada dowladda Puntland ayaa lagu sheegay in maleeyshiyaad beeleed ka soo jeeda Gal-Mudug ayaa saaka abaaro saacadu markay ahayd 8:30 AM waxaa ay weerareen
Wasiirka Amniga Maamulka Galmudug Dagaalkii Gaalkacyo ku eedeeyey Puntland
(November 22, 2015)
Gaalkacyo:-Wasiirka Amniga Maamulka Galmudug Cismaan Ciise Nuur (Taar-dhuleed) ayaa ku eedeeyay Puntland inay weerar ku soo qaadeen deegaanada Galmudug, isagoo xusay in dagaalka uu haatan istaagay, xa
Xaflada Qalin Jabinta Dufcada 8aad ee ka baxday Machadka Al-faaruuq oo ka dhacday Gaalkacyo.[Masawiro]
(November 22, 2015)
Gaalkacyo:-Xafladaani ayaa waxaa loo qabtay Ardayda Dufcada 8aad ee ka baxday Machadka Al-faaruq ee Daraasaatka Islaamiga ah iyo Luqada oo ku yaala Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug, waxaan