Madaxweynaha DFS oo ku baaqay in la joojiyo Colaada magalada Gaalkacyo
(November 29, 2015)
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku baaqey xabbad joojin degdeg ah oo waarta oo ka dhaqan gasha magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, halkaas oo ku da
Madaxweynaha Galmudug iyo Shariif Xasan Sheekh Aaden oo kulmay (Masawiro)
(November 29, 2015)
Madaxwaynaha Maamulka Koonfur Galbeed Mudane Shariif Xasan Sheekh Aaden iyo xubno ka tirsan Golaha Wasiiradda Federaalka iyo Xildhibaanno ayaa caawa kulan kula qaatay Koonfurta Gaalkacyo Madaxwaynaha
R.W. Sharmarke “Gaalkacyo waxaan ka noqoneynaa markii ay nabaddu shaqayso oo dadkii barakacay guryahoodii ku soo laabtaan
(November 29, 2015)
Gaalkacyo:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdi rashiid Sharmarke iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo uu ka mid yahay Madaxweynaha dawlad gobolleedka Koonfur Galbeed Shari
Culimo ka kala yimid Gobollada Soomaaliya oo ku baaqay in la joojiyo colaada Gaalkacyo.[Masawiro/Dhagayso]
(November 29, 2015)
Garoowe:- Waxaa culimada Soomaaliyeed oo kulan ku yeeshay magaalada Garoowe ee xarunta Puntland oo ka kala yimid magaalooyinka , Muqdisho , Burco, Bosaaso iyo Garoowe ayaa ugu baaqay umada Soomaaliye
Madaxweynaha Dawladda Jubba-land oo lagu soo dhaweeyey magaalada Garoowe.[Masawiro/Dhagayso]
(November 29, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntlad Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas, Madaxweyne ku-xigeenka Eng. C/xakiim C/laahi Cumar Camey iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Axmed Cali Xaashi ayaa maanta 29-Nov-2015 ku
Xaaladdii u Dambeysay ee Dagaalka Gaalkacyo (Dhageyso)
(November 29, 2015)
Xaaladda magaalada Gaalkacayo ee badhtamaha Soomaaliya ayaa degganayd maanta kaidb dagaalladii shalay halkaais ka dhacay oo ay ku dhintene ugu yaraan 7 qof, in ka badan 30 kalena ay ku dhaawacmeen. Ma
Wafdi uu hogaaminayo R/W Sharmaarke oo gaaray magaalada Gaalkacyo.
(November 29, 2015)
Gaalkacyo:-Wafdi uu hogaaminayo R/W Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug waxaana uu ka soo degay garoonka diyaaradaha C/laahi Yuusuf International A
Madaxweynaha Maamulka Jubaland oo gaaray magaalada Garoowe
(November 29, 2015)
Wafdii u hoggaaminayo madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta gaaray magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland. Wafdiga madaxweynaha Axmed Maxamed Islaa