Wafti culimo ah oo uu hogaaminayo Sh Cabdi Naasir Xaaji oo ku sii jeeda Gaalkacyo.[Video/Masawiro]
(November 30, 2015)
Gaalkacyo:-Culimadaan uu hogaaminayo Sheekh. C/nasir Xaaji Axmed oo ka kala yimid deegaanada Soomaaliyeed ayaa ka hadlay safar ay maanta ugu socdaalayeen magaalada Gaalkacyo iyagoo xusay in ay doonaya
Baaq nabadeed oo ay soo jeediyeen masuuliyiinta Masjidka Towxiid ee Copenhagen.[Video]
(November 30, 2015)
Copenhagen:-Masuuliyiinta Masjidka Towxiid iyo qaar ka mid ah Jaaiyadda Soomaaliyeed ayaa maanta baaq nabadeed u jeediyey colaadii ka dhacay magaalada Gaalkacyo iyagoo ugu baaqay dhinacyada dagaaku dh
Sh. C/naasir Xaaji oo gaaray Garoowe kuna biiray culimad Nabadaynta ku howlan.[Masawiro]
(November 30, 2015)
Garoowe:-Sh. C/naasir X. Axmed iyo Sh. Fu'aad Aflow ayaa saaka soo gaaray magaalada Garowe si ay uga mid noqdaan wafdiga culimada ee daminta colaadii foosha xumayd ee ka dhacday magaalada Gaalkacyo ee
Madaxweynaha Puntland iyo Jubbaland oo gaaray Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug
(November 30, 2015)
Madaxweyneyaasha Maamullada Puntland iyo Jubbaland ayaa saaka gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug halkaas oo ay ka socdaan dadaalo lagu nabadeeynayo dadka walaalaha ah oo ay shaqaaqadu