Culimo ka kala yimid Gobollada Soomaaliya oo ku baaqay in la joojiyo colaada Gaalkacyo.[Masawiro/Dhagayso]

November 29, 2015 - Written by Editor

2Garoowe:- Waxaa culimada Soomaaliyeed oo kulan ku yeeshay magaalada Garoowe ee xarunta Puntland oo ka kala yimid magaalooyinka , Muqdisho , Burco, Bosaaso iyo Garoowe ayaa ugu baaqay umada Soomaaliyeed in ay ka fogaadaan dagaal dhexdooda ah waxaan ay si gaar ah baaq ugu direen shacabka ku nool Gobolka Mudug in ay ka fogaadaan dagaal aan wax faa’iido lahayn.

no images were found

Culimada Soomaaliyeed ee ka qayb galay kulanka ka dhacay magaalada Garoowe oo ay culimadu baaqa nabadeed ay ku dirayeen waxaa ka mid ah:-

1. Sh. Dr Axmed Imaan , Muqdisho

2. Sh. Faysal Cali Faarax , Burco

3. Sh Axmed Cabdisamad, Garoowe

4.Sh Maxamuud Xaaji Yuusuf , Garoowe

5.Sh Maxamed Macalin Axmed, Boosaaso

6. Sh Yaasiin Cabdulaahi, Garoowe

Culimadu ayaa waxaa ay si cad u sheegeen xaaraanimada dhiigga muslimka, iyo in ay waajib tahay in dagaalka la joojiyo. Culimada ayaa waxaa kale oo ay xuseen xilka madaxda iyo dad weynahaba ka saaraan daminta colaada iyo joojinta dhiiga muslimiinta ee la iska daadinayo.

Hoos ka Daawo Baaq culimada soomaaliyeed ee kulanka ku yeeshay Garowe

Nuur Jaamac
Garoowe

Leave a comment

*

Archives
November 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online