Wafdi uu hogaaminayo R/W Sharmaarke oo gaaray magaalada Gaalkacyo.
(November 29, 2015)
Gaalkacyo:-Wafdi uu hogaaminayo R/W Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug waxaana uu ka soo degay garoonka diyaaradaha C/laahi Yuusuf International A
Madaxweynaha Maamulka Jubaland oo gaaray magaalada Garoowe
(November 29, 2015)
Wafdii u hoggaaminayo madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta gaaray magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland. Wafdiga madaxweynaha Axmed Maxamed Islaa
Sh. Axmed Cabdisamad oo nasiib daro ku tilmaamay dagaalka Mudug Isla markaana ku baaq in colaada la joojiyo.[Daawo]
(November 28, 2015)
Garoowe:-Sh.Axmed C/samad oo ka mid ah Culimada Soomaaliyeed ayaa si adag ugu horyimid dagaalka magaalada Gaalkacyo kuna tilmaamay mid nasiib daro ah waxaana sheekhu sheegay in ay san banaanay dhiiga
Sheekh Maxamed Idir Axmed oo Baaq u diray Shacabka gobalka Mudug (Daawo)
(November 28, 2015)
Sheekh Maxamed Idirs Axmed oo ka mid ah culumada Soomaaliyeed ee sida weyn looga yaqaan dalka gudahiisa iyo dibada ayaa waxaa uu baaq nabadeed u diray dadka walaalaha ah ee Muslimiinta ee ku dhaqan go
Fataawihii Isbuucan Qeybtii 1aad Sh. Umal Maxamed Cabdi Umal [Daawo]
(November 28, 2015)
Sh. Maxamed Cabdi Umal ayaa xalay waxa uu masaajidka abuu bakar sidiiq ee xaafadda Islii, Nairobi ka bilaabay barnaamij uu uga jawaabayi su’aalaha ay dadweynaha soo weydiiyeen. Barnaamijkan ayaa
Waa Kuma Maxamuud Go’l Agaasi [أبو القعقاع السوري] ? Taliyaha 2-da Aag [Masawiro/ Video]
(November 27, 2015)
Doha:-Waa Barmaamij uu Tv-Ajazeera.net ka diyaariyey Maxamuud Go'l Agaasi oo lagu naanaysi jiray أبو القعقاع السوري waxaa uu dhashay 10/06/1973 waxaan uu ku dhashay deegaanka lagu maga
Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abubakar Sadiiq ee Nairobi Sh Umal.[Daawo]
(November 27, 2015)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbinaynaa khudbadii jimce ee maanta ka baxday masjidka Abubakar Sadiiq ee magaalada Nairobi, khudbada oo uu soo jeediyay Sh.Maxamed Cabdi Umal i waxa uu oga hadlay Qisadii
Ra’iisul Wasaaraha DFS Cumar Cabdirashiid oo soo gaaray Garoowe (Masawiro)
(November 27, 2015)
Wafdiga Ra’iisul Wasaaraha DFS Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke  ayaa galabta gaaray magaalada Garoowe waxaa garoonka diyaaradaha Garowe kusoo dhaweeyay madaxwaynaha Puntland,Dr Cabdiwali Gaas  k
Ra’iisul Wasaaraha dowladda Federaalka Soomaaliya oo gaaray degmada Cadaado
(November 27, 2015)
Cadaado:-Wafdi uu hogaaminayo Ra’iisul Wasaaraha dowladda Federaalka Soomaaliya Dr.Cumar C/rashiid Cali Sharmaake ayaa goor dhaw waxaa uu gaaray Magaalada Cadaado oo xarunta Maamulka Gal-Muudug. Ra
Ra’iisul Wasaaraha DFS oo ka baaqday socdaalkii uu ku tagi lahaa Gaalkacyo
(November 26, 2015)
Ra’iisul Wasaaraha DFS Cumar Cabdirashiid ayaa maanta ka baaqday safar uu ku tagi lahaa magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug waxaana la filayey in uu ka qeyb qaato dadaalada lagu xalinayo xi

« Previous PageNext Page »