Puntland oo Warsaxaafadeed ka soo saartay dagaalkii ka dhacay Gaalkacyo
November 22, 2015 - Written by Editor
Garoowe:-Warsaxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada dowladda Puntland ayaa lagu sheegay in maleeyshiyaad beeleed ka soo jeeda Gal-Mudug ayaa saaka abaaro saacadu markay ahayd 8:30 AM waxaa ay weerareen shaqaale rayid ah oo ku howlanaa dhisme wado ah oo ku taal W/Gaalkacyo ka dibna waxaa ay Madaafiic ku rideen qaybo ka mid ah xaafadaha Waqooyiga Gaalkacyo.
Hoos ka eeg warmurtiyeed dowladda Puntland ay ka soo saartay Dagaalka magaalada Gaalkacyo
[singlepic id=25073 w=900 h=800]
M_M_Deeq
Halgan.net

.gif)

