Culimo’udiin Islaan Bashiir Islaan Cabdulle kula kulmay magaalada Gaalkacyo.[Masawiro]
(December 1, 2015)
Gaalkacyo:-Waxaa maanta oo taariikhdu ku beegan tahay 01-12-2015 soo gaaray magaalada Gaalkacyo Wafdi Culumo ah oo ka soo amba baxay saaka magaalada Garoowe ee xarunta Puntland,kaas oo doonaya in uu k
Jabhada Al-nusra iyo ciidanka Lubnaan oo maxaabiis la kala wareegay.[Daawo Video-ga]
(December 1, 2015)
Jabhada al-Nusra ee ka dagaalanta dalka Suuriya iyo Ciidanka militariga Lubnaan ayaa maanta waxaa ay is dhaafsadeen maxaabiis ay kala haysteen. Jabhada al-Nusra ayaa waxaa ay wareejisay 16 askari oo k
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Gaalkacyo ku qaabilay Wafdi ka tirsan Beesha Caalamka
(December 1, 2015)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta Qasriga uu ka degganyahay magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ku qaabilay Wufuud caalami ah oo ka kala socd
Wafdi ka socda Midowga Yurub oo soo gaaray magaalada Gaalkacyo
(December 1, 2015)
Gaalkacyo:-Wafdi ka socda Midowga Yurub ayaa soo gaarey magaalada Gaalkacayo ee xarunta gobolka Mudug, wafdiga ayaa waxaa horkacayey Wakiilka Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya, Michele CervoneD'Urs
Madaxwaynihii hore ee dowladda Puntland ”Madaxweyne Xassan waa in uu yimaadaa Gaalkacyo”[Video]
(December 1, 2015)
Garoowe:-Madaxwaynihii hore ee dowladda Puntland Dr.C/raxaman Farole oo shir jaraa'id ku qabtay magaalada Garoowe ayaa waxaa uu ka hadlay dagaalkii ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mud