Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo afar gaadiidka martida ka heshay Dowladda Korea.[Masawiro]
(December 9, 2015)
Mogadishu:-Wasaaradda Arrimaha dibadda iyo dhiirigelinta maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaal ka Soomaaliya waxa ay uga mahadcelinysaa Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Korea deeq ka kooba
Xarunta Xasaradaha! ( Gaalkacyo) W\Q: Macalin Mukhtaar Sh.Cabdiraxmaan
(December 9, 2015)
Diinteenna siday noo sheegtay, naftii ugu horeeysay ee si xaq darro ah loo dilo waxa ay aheyd naftii Haabiil, waxaa dilay Walaalkii Qaabiil,kaddib markii ay is qoonsadeen,ilaa Qiyaami saaca,nafkasta o
Madaxweynaha DFS oo furay shir ku saabsan xoojinta waxqabadka hay’adaha iyo hufnaanta maaliyadeed ee Soomaaliya
(December 9, 2015)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xassan Sh. Maxamuud ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay shir laba maalmod socon doona oo ku saabsan xoojinta waxqabadka hay’adah
Abdul Malik Jones oo ka tirsanaa Al-shabaab oo iska dhiibay Baraawe oo Muqdisho la keenay
(December 9, 2015)
Baraawe:-Sarkaal ka tirsanaa Al-shabaab ahna Muwaadin u dhashay dalka Mareykanka oo  isku dhiibay ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ee ku sugan degmada Baraawe ayaa saaka waxaa
Mu,assasada Minhaaj Galdogob oo booqasho dacwo ku tagtay tuulooyin dhowr ah.[Masawiro]
(December 9, 2015)
Gaalkacyo:-Booqashada oo hadafkeedu ahaa wacyigalin dacwo iyo u kuurgalidda goobaha dacwada iyo tacliinta ee deegaanadaas ayaa waxaa xiiso gaar ah u yeelay inay nagala qayb galeen qurba joog isugu jir
Xarun dacwo oo laga daahfuray magaalada Galdogob ee Gobolka Mudug.[Masawiro]
(December 9, 2015)
Galdogob:-Galabnimadii jimcaha ee 4/12/2015 ayaa lagu qabtay xaflad balaaran oo lagu daahfuray xarun dacwo iyo waxbarasho oo dadka waaweyn iyo caruurtuba ka faaiidaysan doonaan. Xarunta ayaa ku taal x