Golaha Xukuumadda dowladda Puntland oo qodobo ka soo saaray Shirkoodii
(December 10, 2015)
Garoowe:-Shirka Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo uu shir gudoominayey Madaxweyne Ku Xigeenka Dawladda Puntland Cabdixakiim Xaaji Cabdillaahi Cumar Camey ayaa sidii caadiga ahayd waxaa looga hadl
Sarkaal ka tirsanaa Hay’adda Nabad-Sugida oo lagu dilay magaalada Muqdisho
(December 10, 2015)
Muqdisho:- Waxaa saaka qarax loogu xiray gaarigiisa lagu khaarajiyey Sarkaal ka tirsanaa Hay'adda Nabad-Sugidda iyo Sirdoonka dowladda Federaalka ee Soomaaliya xili uu marayey goob aan ka fogeyn saldh
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Muqdisho kulan kula yeeshay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya.[Masawiro]
(December 10, 2015)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta Dec, 10, 2015 Safaaaradda Turkiga ee Soomaaliya ee Magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay Safiirka Dalka Turkiga u fa
Awooweyaasha dulman (Daarood iyo Hawiye) W/Q Sh Axmed Cabdi Samed
(December 10, 2015)
Hawiye iyo Daarood baa soo duulay, Daarood iyo Hawiye ayaa laayey, Hawiye iyo Daarood baa xoolihii dhacay, Daarood iyo Hawiye ayaa qixiyey!!! Labadaan oday oo ay ku abtirsadaan qeyb weyn oo ka mid ah
Halgan.net iyo Radio Halgan Live oo lagu soo kordhiyey Channel Telegram-ka
(December 10, 2015)
Akhristayaasha Halgan.net waxaaan ugu bishaarayneynaa in Halgan.net iyo Radio Halgan Live lagu soo kordhisay Channel Telegram-ka, kaasi oo aad kala socon doonto hadii alle idino wararka nadawaadka iyo