Hadiyada ku socota Lamaanaha is Jecel Sh Abu dalxa.[Daawo Video-ga]
(December 16, 2015)
Odense:-Waa waano kooban oo uu Sh.Maxamuud Sh.Xassan Abu dalxa u jeedinayo qoyska is qaba ee Lamaanaha ah waxaa uu Sheekhu Abu Dalxa u bixiyey ''Hadiyada ku socota Lamaanaha is Jecel'' waa darsi muhi
Warmurtiyeed laga soo saaray Shirkii wadatashiga Qaranka ee Muqdisho.(Akhriso)
(December 16, 2015)
Muqdisho:-Waxaa galabta lagu soo afmeeray magaalada Muqdisho Shirkii Madasha wadatashiga Qaranka ee ka socday magaalada Muqdisho waxaana laga soo saaray warmurtiyeed waxaana lagu balamay in bisha soo
Taliye cusub oo loo magacaabay Garoonka diyaaradaha ee Boosaaso
(December 16, 2015)
Boosaaso:-Taliyaha Ciidanka Booliska dowladda Puntland Col.C/risaaq Afguduud ayaa waxaa uu saaka u magacaabay Taliyaha ciidanka ilaalada garoonka diyaaradaha ee Boosaaso waxaana uu xilkaas u magacaaba
Shirka Madasha wada tashiga Qaran ee ka socday Muqdisho oo la filayo in la soo gabagabeeyo
(December 16, 2015)
Muqdisho:-Waxaa maanta la filayaa in markale la isugu yimaado shirka madasha wada tashiga Qaran xili saacadihii la soo dhaafay ay magaalada Muqdisho ay ka dhaceen kulamo goono gooni ah oo u socday Mad