Khudbadii Jimce ee Masjidka Al-hidaaya ee magaalada Nairobi Dr.Cabdalla.[Dhagayso]
(December 18, 2015)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbinaynaa khudbadii jimce ee maanta ka baxday masjidka alhidaaya ee magaalada Nairobi, khudbada oo uu soo jeedi yey Dr.Cabdalla waxaa ay ka hadleysay, xuquuqda Rasuulkeena
Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abubakar Sadiiq ee Nairobi Sh Dr Aadan Sh Cali.[Daawo]
(December 18, 2015)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbinaynaa khudbadii jimce ee maanta ka baxday masjidka Abubakar Sadiiq ee magaalada Nairobi, khudbada oo uu soo jeediyay Sheekh Dr Aadan Sh Cali wuxuuna kaga hadlay Bidcada
Madaxweynaha Puntland oo dib ugu soo laabtay magaalada Gaalkacyo (Masawiro+Cod)
(December 18, 2015)
Gaalkacyo:-Madaxwaynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ka dib markii uu socd
Madaxweynaha Jubbaland oo dib ugu laabtay magaalada Kismaayo (Dhageyso)
(December 18, 2015)
Kismaayo:-Madaxweynaha Jubbaland Sh Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe )ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Kismaayo ee xarunta Jubada Hoose waxaana si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Kismaa