Muxaadaraadkii ay culimadu ka jeediyeen Nadwo diini ah ee ka socota Masjidka Al-hudaa ee Garoowe.[Daawo Video-ga]
(December 21, 2015)
Garoowe:-Waxaa idiin soo gudbineynaa furitaanka nadwo cilmiyeedkii 8aad taas oo si habsami leh uga socota Masjidka Al-Huda ee magaalada Garoowe ee xarunta dowladda Puntland. Nadwada ayaa waxaa soo qab
Guddoomiyaha DFS ”cidna ma bixin karto Dhismihii hore Ex-Baarlamaan
(December 21, 2015)
Guddoomiyaha Baarlamaanka DFS Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa markii ugu horeysay ka hadlay Dhismaha Xarunta Ex-Baarlamaan oo gudoomiyaha gobalka Banaadir ku wareejiyey ganacsato. Guddoomiyaha
Nadwo cilmiyeedkii diiniga ahaa oo ka socotoa Masjidka Al-hudaa ee Garoowe oo gashay habeenkii 3aad.
(December 21, 2015)
Waxaa Habeenkii 3aad si habsami leh uga socda Masjidka Al-Huda ee magaalada Garoowe Nadwo cilmiyeedkii 8aad waxaana nadwada soo qaban qaabisay Mu’asasada al-Minhaaj faraceeda magaalada Garoowe waxay
Muxaadaradii uu ka jeedyey Sh.Daahir Aw Cabdi Nadwo cilmiyeed diini ah oo ka socota Garoowe [اشراط الساعة].[Masawiro/Cod]
(December 21, 2015)
Garoowe:-Waxaa xalay oo taariikhdu tahay 10/03/1437 H, kuna beegan 21/12/2015 ay gashay Nadwadii ka socotay Masjidka Al-huda magaaladda Garoowe habeenkii 3aad waxaana xalay darsi Halku dhigiisu ahaa (
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya oo gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan
(December 21, 2015)
Hiiraan:-Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xassan Sh. Maxamuud iyo wafdi uu ballaadhan ayaa saaka gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan, wafdiga Madaxweynaha dowladda Federa
Golaha 88 oo waraysi gaar ah la yeeshay Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas.[Dhagayso]
(December 21, 2015)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha Puntland, Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa wareysi khaas ah siiyay Golaha Gorfeynta iyo Falanqeynta Arrimaha Soomaaliya ee 88. Madaxweyne Gaas ayaa kaga hadlay arrimaha do