
(December 23, 2015)
Garoowe:-Kalluumeysiga aan sharciga ahayn ee ka soconaya badaha Soomaaliya, wuxuu halis geliyey nolosha kalluumeysatada iyo noolaha badda haddii kalluumeysiga sharci darrada ahi uu sii socdo waxaa hub Madaxweynaha DFS Xassan Sheekh Maxamuud oo dib ugu soo laabtay Muqdisho
(December 23, 2015)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka koobanaa labadda gole ee Dowladda federaalka oo mudo seddex maalmood ah ku sugna

(December 23, 2015)
Kismaayo:-Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in ciidamadii maanta la wareegay gacan ku haynta deegaannada Beerxaani, Quddus, Cabdi-Dhoore iyo deegaanno kale ay dib uga soo baxeen, ku

(December 23, 2015)
Waxaa la Ogeysiinayaa dadweynaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan gobalada kala duwan ee dalka K/Afrika in maalin khamiista oo ay bisha decmber ay tahay 24-ka uu si habsami leh u bilaaban doono Mutamarki

(December 23, 2015)
Garoowe:-Live u dhageyso Nadwada 8aad ee ka socta masjidka Al-Huda ee magaalada Garoowe waxaana haatan Live ugu jira muxaadarada Sh C/naasir Xaji Axmed (Abu Maxamed) Xafidahulaah waxaana uu ka hadla

(December 23, 2015)
Garoowe:-Waxaa habeenkii 4-aad kasocota Masjidka AL-Huda Magaalada Garowe Nadwadii 8-aad oo sanadkaan halkudhigeedu yahay (من دار الغرور الى دار القرار) waxaana ka soo qayb gala

(December 23, 2015)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 23-Dec-15 xarigga ka jaray suuq weyn oo laga hirgeliyey Xero dayax suuqaas oo ka kooban 17dhisme oo isu jira kow iy

(December 23, 2015)
Muqdisho:-Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini oo weheliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya S/Gaas Maxamed Aaden Axmed, taliyeyaasha Ciidamadda Cirka iyo Bad Saraakiisha ciidanka Jubbaland oo sheegay in ay deegaanno hore leh ay dagaal ku qabsadeen
(December 23, 2015)
Kismaayo:-Ciidamada Maamulka Jubbaland oo kaashanaya ciidanka AMISOM ayaa saaka waxaa ay la wareegeen degaanno ku yaala galbeedka magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka jubada hoose. Saraakiil ka tirs
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|