Sh.Axmed Yusuf Daad oo ka digay Shiicada sheegayna in aysan Hay’addo shiico ah ku arag Qardho.[Dhagayso]
(December 27, 2015)
Qardho:-Sheekh Axmed Yusuf Daad ayaa waxaa uu ka digay in Madhabka Shiicada lagu faafiyo gudaha Soomaaliya isagoo Sheekhuna uu xusay in culimada Soomaaliya ay arrintaas ay ka digeen loona baahan yahay
Wasiirka Arrimaha Gudaha DFS Cabdiraxmaan Odowaa oo VOA waraysi gaar ah siiyey.[Dhagayso]
(December 27, 2015)
Muqdisho:-Barnaamijka wicitaanka dhageystaha waxaanu ku eegeynaa arrimaha Soomaaliya iyo sanadka soo socda ee 2016ka. Waxaa barnaamijka marti ku ah Wasiir arrimaha Gudaha ee dowladda Soomaaliya Cabdir
Al-Shabab oo Dilay Labo Booliis ah inta u dhexeysa Mandera iyo Ceel Waaq.
(December 27, 2015)
Ugu yaraan lab aka tirsan ciidamada booliiska ee Kenya ayaa ku dhintay weerar ay al-shabab ku qaadeen kolonyo ciidamada booliiska Kenya ah oo marayey jidka isku xira Mandera iyo Ceel Waaq. Weerarka
Hey’adda Sirdoonka DFS oo soo Bandhigtay Iran ay Qabteen oo Shiico Faafinayey (Masawiro)
(December 27, 2015)
War saxaafadeed ka soo baxay Hey’adda Sirdoonka iyo Nabadsugida qaranka ayaa waxaa ay faahfaahin ka bixisay howlgalo ka dhan ah kooxo ka faafinayey madhabka baadilka ah ee Shiicada waxaana ay gacant
Tusaalaha Wanaagsan ee Zaynab Sh Yusuf Haybe ee magaalada laascaanood.[Video]
(December 27, 2015)
Laascaanood:-Zaynaab Sh Yusuf Haybe waa mid ka mida hablaha dhalinyarada ah ee ku dayashada mudan ee ku dhaqan magaalada Laascaanood. Zaynab Sh Yuusu Haybe waxay dhamaysay dugsiga Tababarka Caafimaadk
Madaxweynaha Puntland oo Madaxtooyada Puntland ku qaabilay Safiirka Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaliya
(December 27, 2015)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta 27-Dec-15 hoyga uu ka deggan yahay Qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garoowe waxa uuku  qaabilay Safiir Waddanka isu-tagga Ima
Ciidda gaalada (Happy new year maladhihi karaa ) Sh C/qaadir Boobe (Daawo)
(December 27, 2015)
Waxaaan idiin soo gudbineynaa Muxaadararo uu jeediyey Sheekh C/qaadir Boobe waxaana uu sheekhu ka hadlayaa ciidaha gaalada iyo wax dadka qaar ugu yeeraan Happy new year waxay shareecada ka qabto .