Hogaamiyaha cusub ee جيش الإسلام ee dalka Syria شيخ عصام بويضاني أبي همام oo la hadlay saxaafadda.[Daawo]
(December 30, 2015)
Syria:-Wararka ka imaanaya dalka Suuriya ayaa sheegaya in hogaanka Jeyshul islaam ay doorteen hogaan cusub ka dib markii duqeyn cirka ah ay diyaaradaha Ruushka ku dileen allaha u naxariistee Sh.Zahraa
Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe oo la kulmay wasiirka arrimaha dibada ee dalka Itoobiya
(December 30, 2015)
Addis:-Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaan oo safar ku gaaray dalka Itoobiya ayaa waxaa uu xarunta wasaarada arrimaha dibada Itoobiya kula kulmay wasiirka arrimaha dibada e
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo maanta Garoowe ku dhagax dhigay dhismayaal wasaaradood.[Masawiro]
(December 30, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta 30-Dec-15 dhagax dhigaydhismaha Xarunta dhexe ee Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland ay ku yeelanayso Magaalada G
Wareysi: Nicholas Kay oo ka tagay Somalia.[Dhagayso]
(December 30, 2015)
keyNAIROBI:-Waxaa shalay magaalada Muqdisho ka ambabaxay ergayga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee QM ee Soomaaliya Nicholas Kay oo waqtiga shaqadiisu ku egtahay maalinta Khamiista ee toddobaadkan. Kay