Sheekh Dr Cabdinuur Maxamed Maxamuud oo baaq adag u diray Madaxada DFS (Daawo)
(December 31, 2015)
Sheekh Dr Cabdinuur Maxamed Maxamuud oo ka mid ah culumada Soomaaliyeed ayaa baaq adag u diray madaxada DFS ,culumada ,waxgaradka ,Ismida iyo dhamaan umada Soomaaliyeed waxaana uu ugu baaqay in ka hor
Booliska Jabuuti oo xiray Wasiirkii hore ee Arrimaha Diinta iyo Awqaafta Jabuuti(Dhageyso)
(December 31, 2015)
Jabuuti:-Dowladda Djibouti ayaa shalay xabsiga dhigtay wasiirkii hore ee Diinta iyo Awqaafta Xaamud Cabdi Suldaan oo dhawaan ku dhaawacmay rabshadihii ka dhacay Dhjibouti. Afhayeenka dallada Mucaar
Shirka golaha wasiirrada Puntland oo laga soo saaray Warmurtiyeed (Akhriso)
(December 31, 2015)
Garoowe:-Shirka golaha wasiirrada Puntland oo shir gudoominayay Madaxweynaha Puntland  Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa looga hadlay arrimo amniga dalka iyo arimo kale waxaana dowladdu ku ansixisay l
Madaxweynaha DFS oo kulan xasaasi la qaatay saraakiisha ciidanka DFS
(December 31, 2015)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeybgalay kulan xarunta wasaaradda difaaca ee Soomaaliya ay ku yeesheen saraakiisha ciidanka qalabka sida ee dalka.
Ciidamada Booliska DFS oo sheegay in ay qabteen hub lagu qariyay Masaajid ku yaal Hodan (Masawiro)
(December 31, 2015)
Ciidanka booliska DFS ayaa gacanta ku soo dhigay hub isugu jira gantaalada lidka diyaaradaha iyo kuwa garabka laga tuuro ka dib howlgalo ay ka fuliyeen masjid ku yaala degmada Hodan ee magaalada Muqdi