Ciidamada Booliska DFS oo sheegay in ay qabteen hub lagu qariyay Masaajid ku yaal Hodan (Masawiro)

December 31, 2015 - Written by Editor

DSC00047Ciidanka booliska DFS ayaa gacanta ku soo dhigay hub isugu jira gantaalada lidka diyaaradaha iyo kuwa garabka laga tuuro ka dib howlgalo ay ka fuliyeen masjid ku yaala degmada Hodan ee magaalada Muqdisho.

Wasiirka amniga gudaha DFS iyo taliyaha ciidanka booliska DFS ayaa socdaal ku tagay Masjidfka lagu qariyey hubka waxaana ay sheegeen in ay howlgalada lagu sugayo amniga magaalada Muqdisho ay si socon doonaan.

no images were found

Wasiirka aminga gudaha ee DFS Cabdirisaaq Cumar Maxamed oo la hadlay saxaafada ayaa ku ammaanay ciidanka Sirdoonka iyo kuwa Booliska wuxuuna sheegay inay ka hor tageen dhibaato  lala maaganaa dadka rayidka ee ku dhaqan magaalada Muqdisho.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2015
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online