Colaadii Gaalkacyo oo ay hishiis ka gaareen Puntland iyo Gal-Mudug.[Masawiro]

December 2, 2015 - Written by Editor

Shir-Taariikhi-ahGaalkacyo:-Waxaa dhawaan hishiis nabadeed ku kala saxiixday garoonka diyaaradaha ee C/laahi Yusuf Axmed ee Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas iyo Madaxwaynaha Gal-Mudug C/kariim Xuseen Guuled.

Hishiiskaan nabadeed ee ka dhacay Gaalkacyo ayaa waxaa goob joog ka ahaa Ra’isull Wasaaraha Dowladda Federaalka Dr.Cumar C/rashid Cali Sharmarke, Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Madaxweynaha Jubbaland iyo xubno ka trsan beesha Caalamka.

no images were found

Hoos ka eeg hishiiska ay kaa saxiixdeen Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas iyo Madaxwaynaha Gal-Mudug C/kariim Xuseen Guuled.

no images were found

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2015
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online