Culimada Oo Ka Warbixisay Xaaladda Gaalkacyo Iyo Wixii U Soo Qabsoomay (Daawo)

December 8, 2015 - Written by Editor

2Qaar ka mid ah Culumada Soomaaliyeed oo qeyb weyn ka ahaa soo afjarida colaada magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa warbaahinta kula halay magaalada Garoowe ee xarunta Puntland iyaga oo ka warbixiyey howlihii u soo qabsoomay waxayna baaq u dreen dadweynihii ka barakacay magaalada iyaga ugu baaqay in ay dib ugu soo laabtaan guryahoodii .

Culimada Warbaahinta kula hadlay magaalada Garoowe ayaa waxaa ka mid ahaa kamid ahaa Sh.Maxamed Mucalim Axmed Iyo Sh.Maxamuud Xaaji Yuusf .

Sh.Maxmed Mucalim Axmed Oo ugu horayntiiba kahadlay xaalada Gaalkacyo wuxuuna sheegay in Ay illah mahadiis tahay in lagu guulaysto Joojinta dhiigii bilaa micnaha u daadanayay waxaana uu mahadcelin usoo jeediayay Madaxda Dowladda Puntland Iyo Galmudug Sidii wanaagsanayd ee ay u soo dhaweeyeen Xal uhelida dagaalka .

Dhanka kale Sheekh Maxamuud Xaaji Ayaa isna dhankiisa muujiyay rajada weyn ee uu kaqabo in ay halkaas ku ekaato Colaadii Gaalkacyo waxaana dhamaan bulshada qaybaheeda kala duwan ugu baaqay in ay ilaashaan Nabad galyada iyo wada noolaan shaha . maa daama ay yihiin dad walaalo ah oo Muslimiin ah.

Hoos Daawo Culumada oo Shirjaraaid ku qabtay magaalada Garoowe kana warbixiyey xaalada Magaalada Gaalkacyo.

Halgan.net
Garoowe

Leave a comment

*

Archives
December 2015
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online