Culimo’udiin Islaan Bashiir Islaan Cabdulle kula kulmay magaalada Gaalkacyo.[Masawiro]

December 1, 2015 - Written by Editor

12311294_934576543264217_3683094383232575525_nGaalkacyo:-Waxaa maanta oo taariikhdu ku beegan tahay 01-12-2015 soo gaaray magaalada Gaalkacyo Wafdi Culumo ah oo ka soo amba baxay saaka magaalada Garoowe ee xarunta Puntland,kaas oo doonaya in uu ka shaqeeyo sidii xal waara looga gaari lahaa colaada ka aloosan magaalad Gaalkacyo , taas oo keentay in ay qaxaan dadkii magaalada k udhaqanaan intoodii badnayd sidoo kalena keentay dhimasho iyo dhaawac soo gaaray bulshada qayba heeda kala duwan hadday tahay ciidan iyo shacab intaba.

Culumada ayaa isku dayaya in ay si deg deg ah u la kulmaan bulshada qayba heeda kala duwan si loo joojiyo xabada la isu looshanayo.

Culumada ayaa durba la kulmay Islaam Bashiir iyo waliba wax garad kale oo la is leeyahay waxay awood u leeyihiin wax ka qabashada Colaada Gaalkcyo, Culumada saaka Gaalkacyo soo gaartay waxaa ka mid ah:-

1. Sh. C/naasir Xaaji Axmed

2. Sh.Muxamed Mucalim Axmed

3. Sh.Muxamuud Xaaji Yuusuf

4. Sh.Dr.Axmed Imaam

5. Sh.Fu’aad Maxmuud Xaji Nuur

6.Sh.AXmed C/samed C/lle iyo culumo kale iyadoo lasugayo culuma kale oo dhawaan soo gaaraan Magaalada Gaalkacyo.

no images were found

Cawil Axmed Muumin
Galkacyo.Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2015
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online