Daawo Ciidamada Kenya oo Dad shacab ah ku laayay Degmada Mandheera.

December 28, 2015 - Written by Editor

banaanbaxDibadbaxyo rabshado wata ayaa ka billowday magaalada Mandera ee gobolka waqooyi-bari Kenya kaddib markii ciidanka milateriga Kenya ay rasaas oodda uga qaadeen gaari waday dad rayid ah waxaana ku dhintay labo qof waxaana ku dhaawacmay 5 kale.

Saraakiisha ciidanka Booliska Kenya ayaa sheegay in dadka la dilay looga shakiyay inay ka tirsanaayeen Al-Shabaab balse waxaa beeniyey guddoomiyaha degmada Mandheera Cali Roba.

Daawo Ciidamada Kenya oo Dad shacab ah ku laayay Degmada Mandheera.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2015
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online