Dowradii 9aad oo ka bilaabatay Markazka Helisinki Islamic Center ee dalka Finland.

December 20, 2015 - Written by Editor

12Markazka Helisinki Islamic Center ee wadanka Finland ayaa waxaa ka bilaawday dowradii 9 waxaana ay dowrada ay bilaabatay 19/12/2015 waxaa soconeysaa ilaa 23/12/2015 waxaana dowarada ka soo qeyb galay Culumada kala ah .
1-Sheekh Dr Sh Cabdiweli
2-Sheekh Cabdalahi Xanbali
3-Sheekh C/rizaaq Sugule
4. Sheekh Axmed Nuur
5-Sheekh  Cabdisalaam
6-Sheekh Yoonis
Waxaana Ugu Horeysay Muxaadaro ay soo Jeediyeen Sh Cabdiwali Iyo Sh Xanbali Iyo Sheekh C/risaaq Sugule waxaana dowarada soo camiray dadweyne aad u tiro badan kuwaas oo ka faa,ideystay muxaadaraadka culumada.

Helisinki islamic Center
Markazul Hudaa

Leave a comment

*

Archives
December 2015
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online