Fataawihii Isbuucan Qeybtii 1aad ,2aad iyo 3aad Sh. Umal Maxamed Cabdi Umal [Daawo]

December 12, 2015 - Written by Editor

UmalSh. Maxamed Cabdi Umal ayaa xalay waxa uu masaajidka abuu bakar sidiiq ee xaafadda Islii, Nairobi ka bilaabay barnaamij uu uga jawaabayi su’aalaha ay dadweynaha soo weydiiyeen. Barnaamijkan ayaa waxaa soo diyaarisay hay’adda Ixsaan ee horumarinta bulshada, waxaana barnaamijkan uu ahaan doonaa mid habeen walba oo jimce ah socon doona haddii Illaahay idmo.

Barnaamijkan fatwada ah ayaa jiri doona habeen walba oo jimca ah haddii Illaahay idmo, iyadoo dadka ku nool magaalada Nairobi ay su’aalaha si toos ah u geyn karaan masaajidka Abuu Bakar, halkaasoo sandooqyo loo sameeyey lagu uruurin doono, halka dadka kale ee meelaha kale ku noolna ay su’aalahooda ku soo gudbinkaraan email ka hay’adda oo ah:

Fataawihii Isbuucan Qeybtii 2aad Sh. Umal Maxamed Cabdi Umal [Daawo]

Fataawihii Isbuucan Qeybtii 1aad Sh. Umal Maxamed Cabdi Umal [Daawo]

Fataawihii Isbuucan Qeybtii 3aad Sh. Umal Maxamed Cabdi Umal

Ixsaan Media
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2015
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online