Golaha 88 oo waraysi gaar ah la yeeshay Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas.[Dhagayso]

December 21, 2015 - Written by Editor

IMG_8621Gaalkacyo:-Madaxweynaha Puntland, Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa wareysi khaas ah siiyay Golaha Gorfeynta iyo Falanqeynta Arrimaha Soomaaliya ee 88. Madaxweyne Gaas ayaa kaga hadlay arrimaha doorashada 2016-ka, iyo sida uu u arko in la isku tanaasuli karo xilli siyaasiyiinta Soomaalidu ay aad ugu kala aragti duuwan yihiin awood qeybsiga 4.5 iyo midda deegaanka.Madaxweynaha Puntland waxaa wareystay wariye Cabdirashiid Geelle Cumar (Sooyaal) oo ka tirsan Golaha88.

Hoos ka Dhagayso wariye Sooyaal oo waraystay Madaxweynaha Puntland, Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas

Source:Golaha 88

Leave a comment

*

Archives
December 2015
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online