Guddoomiyaha DFS ”cidna ma bixin karto Dhismihii hore Ex-Baarlamaan

December 21, 2015 - Written by Editor

jawaari1Guddoomiyaha Baarlamaanka DFS Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa markii ugu horeysay ka hadlay Dhismaha Xarunta Ex-Baarlamaan oo gudoomiyaha gobalka Banaadir ku wareejiyey ganacsato.

Guddoomiyaha Baarlamaanka DFS Prof Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa sheegay in uusan u oolin Ganacsato dhismaha Ex Baarlamaankii hore ee Soomaaliya.

Guddoomiyaha Baarlamanka DFS ayaa xusay in golaha shacabka ay u saareen Arrinta Ex-Baarlamaan gudi si ay u soo qiimeeyaan qarashka ku baxaya dhismaha Ex Baarlamaankii hore ee Soomaaliya.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa 11-kii Bishaan sheegay in Maamulka Gobolka uu Heshiis la galay mid kamid ah Ganacsatada Soomaaliyeed si uu u dhiso Xarunta Ex-Baarlamaan taas oo buuq badan dhalisay.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2015
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online