Halgan.net iyo Radio Halgan Live oo lagu soo kordhiyey Channel Telegram-ka

December 10, 2015 - Written by Editor

indexAkhristayaasha Halgan.net waxaaan ugu bishaarayneynaa in Halgan.net iyo Radio Halgan Live lagu soo kordhisay Channel Telegram-ka, kaasi oo aad kala socon doonto hadii alle idino wararka nadawaadka iyo Muxaadaraada culumada Soomaaliyeed sida ugu dhaqsida badan.

Barnaamijka Telegram-ka ayaa waxaa isticmaala dadweyne aad u faro badan waxaana looga faa,ideysan karaa faafinta dacwada Islaamka iyo Khayr .

Maamulka Halgan.net iyo Radio Halgan Live ayaa waxaa mar walba u taagan yihiin sidii ay si sahlan idiinku soo gudbin lahaayeen warar xaqiiqo ku saleysan iyo Nadwooyinka ,muxaadaraadka culumadeena meel walba ay joogaa dalka gudahiisa iyo dibadiisa.

Ka mid noqo Channel-ka Halgan.net iyo Radio Halgan Live ee Telgramka

https://telegram.me/halganradio

Mahadsanidiin

Maamulka Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2015
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online