Hishiis nabadeed oo Puntland iyo Gal-Mudug ay ku kala saxiixanayaan Gaalkacyo

December 2, 2015 - Written by Editor

gaalkacyoGaalkacyo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa sheegay in dhawaan ay heshiis nabadeed ay wada saxiixi doonaa Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas iyo Madaxweynaha Gal-Mudug C/kariin Xuseen Guled si loo soo afjaro colaadii ka dhacday Gaalkacyo.

Ra’iiusl wasaaraha Dowadda Federaala Soomaaliya , culimo’udiinka , Nabadoono iyo waxgarad kale duwan ayaa maalmihii u danbeeyey u kala dabqaaday Madaxda maamulka Gal-Mudug iyo Puntand waxaan ugu danbayn lagu hishiisay in nabad la qaato oo laga fogaado wax walba oo colaad abuur kara.

Hishiiska Nabadeed ee Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas iyo Madaxweynaha Gal-Mudug C/kariin Xuseen Gulled ayaa la filayaa in dhawaan uu ka dhaco Airporka Gaalkacyo ee C/laahi Yusuf Axmed iyadoo hishiiskaan ay goob joog ka ahaan doonaa xubno ka socda Saraakiil Itoobiyaan ah , Midowga Yurub, Safiiro iyo IGAD.

Wixii soo kordha ala soco Halgan.net

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2015
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online