Hogaamiyaha Jeyshul islaam ee Zahraan Caluushi oo duqeyn lagu dilay (Daawo)

December 25, 2015 - Written by Editor

1451063732Wararka ka imaanaya dalka Suuriya ayaa sheegaya in uu duqeyn cirka ah ay diyaaradaha dalka Ruursha ku dileen alaha u naxariistee Sheekh Zahraan Caluushi oo ahaa Hogaamiyaha Jeyshul islaam kaas oo dagaal adag kula jiray mudo dheer nidaamka nuseyriga ee Bashaar Asad.

Duqeynta ayaa waxaa ay ka dhacday deegaanka Alghudah bari halkaas oo ay kulan ku lahaayeen saraakiil ka tirsan Jeyshul islaam iyo Sheekh Zahraan Caluushi .Waxaa kale oo Duqeynta cirka sidoo kale ku dhintay Afhayeenkii Jeyshul islaam iyo saraakiil kale.

Warbaahinta kooxaha Khawaarijta ayaa aad ugu farxay dilka Sheekh Zahraan Caluushi oo in badan cadeeyey lunsanaanta kooxha ku aafeysan gaaleysiinta lana shaqeysta gaalada kuwaas oo curyaamiyey Jihaadka lagula jiro kooxaha shiicada iyo nidaamka Nuzeyriyada ee gumaadka ku haya muslimiinta dalka  Suuriya.

Hoos Ka Daawo Sheekh Zahraan Caluushi oo si adag uga hadlay kooxda Daacish iyo sharkooda

Hoos ka Daawo Sheekh Zahraan Caluushi خطوة || العدوان الروسي يغتال زهران علوش ولكن ” الله غالب

Hoos ka Daawo لماذا بكى زهران علوش ؟!

C/Casiis Maxamed
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2015
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online