Jaamacada Golis Faraceeda magaalada Laascaanood oo arday Shahaadooyin gudoonsiisay.‏[Masawiro]

December 17, 2015 - Written by Editor

4Laascaanood:-Jaamacada Golis oo ka mida Jaamacadaha sida wayn uga shaqeeya Laascaanood ayaa maanta gudoonsiiyay qaar ka mid ah ardayda wax ka barata Kulliyadaha kala duwan ee Jaamacada Gollis Shahaadooyin . Ardaydan oo qaatay Koorasyo kala duwan ayaa waxaa ay barteen casharao ka baxasn kuwan Jaamacada hada ay ka bartaan. Shahaadooyin kan la guudoonsiiyay ardaydan ayaa muujinaya sidii wanaagsanayd ee ay uga faa”iidasyteen Tababarkii la siiyay maalmihii la soo dhaafay.

Gudoomiyaha Jaamacada Golis Prof.Ismacil Askar Xusein ayaa ardaya kala dardaarmay inay sii wataan waxbarashada heerka sare ee ay hadda ku jiraan iyadoo dhinac kalenae qaar ka mid ah ardaydii ka faa’idaystay fursadan ayaa uga mahad noqay macallimiinta iyo maamulka sare ee Jaamacada .

no images were found

Mowliid Ismacil Haradigeed
Laascaanood ,Somalia

Leave a comment

*

Archives
December 2015
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online