Korneyl Haybe Tuulo-Barwaaqo ciidanka Jubbaland ayaa dib u qabsanay.[Dhagayso]

December 11, 2015 - Written by Editor

voaKismaayo:-Taliyayaasha ciidamada amniga maamulka Jubbaland ee aagga Dhoobley ee Jubbada Hoose ayaa sheegay inay ciidankoodu dib u qabsadeen deegaanka Tuulo Barwaaqo. Deegaanka Tuulo-Barwaaqo, ayaa waxaa dhowr maalmood ka hor qabsaday maleeshiyo sheegay inay ka goosteen ururka Al-Shabab oo taageera ururka Daacish.

Korneel Haybe Axmed C/llaahi oo ka mid ah taliyayaasha Jubbaland waxa uu sheegay in maleehsiyadaas ay dadka degaanka u sheegeen inaysan bixinin lacagaha zakada ee ururka Al-Shabaab ay ururiyaan. Taliyaha ayaa sidoo kale sheegay in kooxdii qab saday Tuulo-Barwaaqo ay dadka deegaanka u sheegeen inay ku xiran yihiin kooxda Daacish.

Cabdiraxmana Xuseen Furre ayuu uga warramay sida ay dib ugu qabsadeen deegaanka.

Wareysi: Korneyl Haybe

Source:VOA

Leave a comment

*

Archives
December 2015
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online