Madaxweynaha Puntland oo dib ugu soo laabtay magaalada Gaalkacyo (Masawiro+Cod)

December 18, 2015 - Written by Editor

????????????????????????????????????

Gaalkacyo:-Madaxwaynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ka dib markii uu socdaal shaqo ku joogay mudo 10 cisho ah magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha Puntland ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Gaalkacyo ee xarunta g

 

obolka Mudug waxaana soo dhaweeyey mas’uuliyiin ka tirsan dowlaada Puntland ,maamulka gobolka iyo kan degmada Galkacyo  iyo dadweyne tiro badan.

Madaxweynaha Puntland ayaa sheegay in wax heshiis ah aan lagu saxiixin magaalada Xamar balse laga soo saaray shirkii watashiga ee hiigsiga 2016 warmurtiyeed lagu cadeynayey mowqifka qolo walba qabto wuxuuna sheegay in Kismaayo 10 bisha Janaayo ay madax DFS iyo kuwa Maamul gobaleedka ay ku kulmi doonaan magaalada Kismaayo.

no images were found

Madaxwaynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa si cad u sheegay mowqifka xukuumadiisa kaga aadan nidaamka 4.5, wuxuuna sheegay inay ka go’antahay ka gudbidda habka wax ku qaybsiga beelaha, isaga oo doorbiday in deegaan lagu soo xulo xildhibaanada gali doona baarlamaanka dowlada Soomaaliya 2016.

Hoos ka Dhageyso Shirkii Jaraa,id uu magaalada Gaalkacyo ku qabtay Madaxwaynaha Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas

 

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2015
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online