Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntand oo gaaray magaalada Buuhoodle ee Gobolka Cayn.[Video]

December 17, 2015 - Written by Editor

camayBuuhoodle:-Wafdi uu balaadhan oo uu hoggaaminayo madaxwayne ku xigeenka dowladda Puntland Eng. C/xakiin C/laahi Camay ayaa maanta oo Khamiis ah waxaa uu gaaray magalada Buuhoodle ee xarunta Gobalka Cayn. Wafdi uu hoggaaminayo madaxwayne ku xigeenka dowladda Puntland Eng.C/xakiin C/laahi Camay ayaa waxaa uu safarkiisa ku weheliya Xildhibaano , Saraakiil ciidan , masuuliyiin ka tirsan dowladda Puntland waxaan magaaada loogu soo dhaweeyey si weyn.

U jeedka safarka uu madaxwayne ku xigeenka dowladda Puntland Eng.Cabdixakiin C/laahi Camay degmada ayaa ah ka dib geeri ku timid Allaha u naxariistee hooyadiis Faadumo Xuseen Xayle oo ku geeriyootay dalka wadanka Hindiya.

Hoos ka Daawo socdaalka Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntand oo gaaray magaalada Buuhoodle ee Gobolka Cayn

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2015
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online