Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Cabdixakiim Cumar Camay oo gaaray Boosaaso

December 13, 2015 - Written by Editor

CameyWafdi uu hogaaminayo Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Cabdixakiim Cabdullahi Cumar Camay ayaa maanta gaaray magalada Bosaaso xarunta gobolka Bari waxaana si weyn u soo dhaweeyey maamulka gobalka iyo kan Degmada Boosaaso.

Ujeedada Socdaalka Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Cabdixakiim Cabdullahi Cumar Camay  ayaa la sheegay in uu kormeer ku sameeyn doono xarumaha dowlada gaar ahaan Dekadda iyo Garoonka Diyaaradaha ee Boosaaso.

Waxaa uu sidoo kale Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Cabdixakiim Cabdullahi Cumar Camay uu ka qayb galay munaasabad 400 Arday uga qalinjabinayeen jaamacadda Bariga Afrika qaybta Bosaso.

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Cabdixakiim Cabdullahi Cumar Camay ayaa booqday  garoonka diyaaradaha Bosaso oo maraya heer gabo gabo ah.

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2015
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online