Mutamarkii 6aad ee dalka K/Afrika oo si rasmi ah u bilaaban doona 24 Dec 2015 (Daawo)

December 23, 2015 - Written by Editor

IMG-20151223-WA0040Waxaa la Ogeysiinayaa dadweynaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan gobalada kala duwan  ee  dalka K/Afrika in maalin khamiista oo ay bisha decmber ay tahay 24-ka uu si habsami leh u bilaaban doono Mutamarkii 6aad ee jaaliyada Soomaaliyeed ee K/Afrika kaas oo ah mid sanadle ah waxaana sanadkan ka soo qeyb galaya culumada kala .

1-Sh Dr C/raxmaan Sh Cumar
2-Sh Maxamed Idirs Axmed
3-Sh Dr Cismaan Cali Faarax
4-Sh Dr Axmed Weli Sh Maxamuud
5-Sh Dr Maxamed Yuusuf Xusen
6-Sh Suldaan Cabdi Qani Qorane Axmed
7-Sheekh Bashiir Yuusuf Shiil

Mutamarka ayaa waxaa soo qaban qaabiyey musasat Al-Bayaan ee dalka K/Afrika

Hoos ka Daawo Ogeysiska Mutamarka 6aad ee Jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka K/Afrika

Musasat Al-Bayaan K/Afrika qeybta Iclaanka
Halgan.net

 

Leave a comment

*

Archives
December 2015
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online