Nadwadii Ka socotay Garowe Oo Gashay Habeen Kii 3-aad +Su,aalo (Daawo)

December 22, 2015 - Written by Editor

vlcsnap-2015-12-21-11h24m33s201Nadwada oo gashay habeenkeedii 3-xaad ayaa caawa halkudhegeedu ahaa(سكرات الموت) waxaana soojeediyay Sh.C/rashiid Maxamed Ismaaciil waxaana sheekhu bulshada xasuusiyay geerida iyo dhibka ay leedahay waxaana sheekhu tusaaleeyay sida ay ugu baasaan imtixaanka dadka Rumaysan  الله سبحانه وتعالي iyo dhibka ay maraan  dadka aan mu’minnta ahayn .

Waxaa kaloo Sheekhu kudheeraaday qabriga iyo In uuyahay halka qofku uu ku sugnaanayo mudo isaga oo faraxsan ama ciqaaban waxaana Sheekhu Allah Kabaryay In uu naganabad galiyo ciqaabta Qabriga .

Dhamaan Dadweynihii Iyo Mas’uuliyiintii Caawa kusugnaa Masjidka Weyn Ee Al-huda Magaaladda Garowe ayaa wajiyadooda laga dheehan karay sida ay uga murugaysan yihiin  Howsha Adage e kajirta waxaana moodaa in qofwalba udiyaar garoobay sidii uu ubadbaadi lahaa.

Intaaskadib waxaa lagalay qaybtii labaad ee Su’aalaha waxaana caawa kajawaabayay Labada Sheekh  ee kala ah Sh.Daahir Aw Cabdi Iyo Sh.Cabdi Naasir Xaaji Axmed waxaana Ku horeeyay Sh Daahir Aw Cabdi waxaana labada sheekhba lasoo weydiiyay Su’aalo Dhowr Ah kuwaas oo  Labada Sheekh ay uga jawaabeen Dhamaan Su’aalihii Ay qabeen Bulshadu waxayna Su’aaluhu Caawa Ubadnaa yeen Kuwo aad Muhiim ugu ah Bulshada muslimkaa in ay ogaadaan waxayna ubad naayeen kuwa kahadlayaya Dhanka Kooxaha Lunsan.

no images were found

Isku soo wada duuboo nadwadaan ayaa waxbadan kabadalan kuwii hore waxaana masjidka Al-Huda laga dhareemayaa Buuxdhaaf Bulshada kafaaiidaysanaya Kuwaas oo iskugu jira Rag iyo Dumar  halka kumanaankale ay kalasocdaan qaybaha warbaahinta oo sitoos ah u tabinaysa Dhanka daafaha Caalamka waxaa sitoos ah looga faa iidaysanayaa Halgan.net  waxaana loo balan san yahay habeen danbe iyo Muxaadaradii Sadaxaad  waxaana Soo jeedin doona Sh.Cabdi Naasir Xaaji .

Hoos ka Daawo Nadwadii ka socotay Garoowe oo gashay Habeenkii 3aad iyo culumada oo su,aalo ka jawaabay

Nuur Jaamac Aadan.
Al-Minhaaj Puntland 

Leave a comment

*

Archives
December 2015
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online