Nadwo Cilmi ah oo Caawa ka bilaabatay Masjidka Jaamica ah ee Galdogob (Masawiro)

December 29, 2015 - Written by Editor

IMG-20151229-WA0035Waxaa ka bilaawday magaalada Goldogob nadwo cilmiyeed ay soo qabanqaabisay mu’asasada Al-minhaaj ee dacwada iyo hormarinta faraca Galdogob waxaana nadwada cinwaankeeda uu yahay Dhameystirka Shareecada Islaamka  iyo Khatarta bidcada .

Nadwada ayaa waxaa ka qeyb gali doono culumo kala duwan kuwaas oo ka jeedin doona muxaadaraad iyo tawjiihaad kala duwan .

Nadwada ayaa waxaa ay socon doontaa  afar habeen hadii ilaahay idmo iyadoo dadka looga digayo bidcada mawliidka iyo waxyaabaha lamidka ah.

no images were found

Waxaa caawa si toos ah u bilaabatay muxaadaradii ugu horraysay oo uu soo jeedinayo Sh’ Axmed Max’ed Faarax (Dheeli) Waxaana u tacliiqin doona Sh, Mahad C/laahi Max’ed.

Mu’asasada Al-minhaaj
faraca Galdogob

Leave a comment

*

Archives
December 2015
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online