Sarkaal ka tirsanaa Hay’adda Nabad-Sugida oo lagu dilay magaalada Muqdisho

December 10, 2015 - Written by Editor

qaraxMuqdisho:- Waxaa saaka qarax loogu xiray gaarigiisa lagu khaarajiyey Sarkaal ka tirsanaa Hay’adda Nabad-Sugidda iyo Sirdoonka dowladda Federaalka ee Soomaaliya xili uu marayey goob aan ka fogeyn saldhigga degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho.

Sarkaal qarax lagu dilay ayaa waxaa lagu magacaabaa Maxamed Cabdullaahi waxaan uu u dhintay dhaawac culus oo ka soo gaaray qarax loogu xiray gaarigisa.

Ma ah markii ugu horaysay oo masuul ka tirsan ciidanka Nabadsugida ama hay’addaha Dowadda Federaaka Soomaaliya qarax loogu xiray baabuurtooda lagu khaarajiyey.

Qaraxyada noocaan oo kale ah ayaa waxaa lagu dilay Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Dowladdaa Federalka Soomaaliya iyo weliba masuuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2015
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online